RA‑Energy Association

Shuruudaha Tabarucaadka

Dib-u-eegista bulshada (Martiqaad Furan)

Boggan waa tarjumaad bulsho. Haddii aad hagaajin karto, u qor contact@ra-energy.org adigoo xusaya bogga iyo qoraalka.

Nagu soo biir

Shuruudaha Tabarucaadka

Tabarucaadka Association waxaa xukuma Xeerka Ururka. Fadlan akhri Qodobka 11.4 (tabaruca: si xor ah loo doorto, lacag, shaqo iskaa wax u qabso ah ama taageero alaab ah, iyo xadadkiisa) iyo Qodobka 11.3 (lacagaha la aqbalo).

Bani'aadamka madaxbannaan ma aha dhibic xog ah.